Arkaan waxay kugu casuumaysaa Taxanaha Waaya-Arag #10, oo marti ku yahay Dr. Mohamed Ahmed Ainab, oo ah Khabiir ku takhasusay Bangiyada Islaamiga ah iyo U Hoggaansanaanta Shareecada (Islamic Banking and Shari’ah Compliance Expert).
Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah si aad wax badan uga barato horumarinta adeegyada maaliyadeed ee waafaqsan Shareecada Islaamka, iyo sida loo fahmo baahiyaha macaamiisha looguna beddelo xalal maaliyadeed oo tayo leh.