Arkaan Leadership Series #06 - Dr. Ahmed Khadar

Arkaan Leadership Series #06 - Dr. Ahmed Khadar

July 21, 2026
4:00 PM
Ends: July 21, 2026
Arkaan

 

Waxaan kugu casuumeeynaa kulanka lixaad ee Arkaan Leadership Series, kaas oo diiradda lagu saari doono mowduuc muhiim u ah mustaqbalka dalka:


 

“Sida Ganacsatadu u Aragto Xiisadda Siyaasadeed ee Dalka: Saameynta Dhaqaale iyo Bulsho.”


 

Kulankan waxaa marti ku ah Dr. Ahmed Khadar Abdi, CEO-ga Somali Bankers Association (SBA), oo nala wadaagi doona aragti qoto dheer oo ku saabsan sida xaaladaha siyaasadeed ay u saameeyaan ganacsiga, maalgashiga, koboca dhaqaalaha iyo horumarka bulshada.


 

Haddii aad tahay ganacsade, arday, cilmi-baare, xirfadle ama qof daneeya hoggaaminta, kulankani wuxuu kuu noqon doonaa fursad aad kaga qayb qaadato dood wax-ku-ool ah.


 

📅 Taariikh: 21 July 2026

🕓 Waqti: 4:00 PM – 6:00 PM

📍 Goobta: Arkaan, KM4, Mogadishu


 

Kaalay, ka qaybgal doodda, kana faa’iidayso aqoonta iyo waayo-aragnimada hoggaamiyeyaal khibrad leh.

Registration Closed
Back to Events